HomeWararDoorashada kuraasta ugu dambeysa ee taalla Dhuusamareeb oo Maanta dhaceysa

Doorashada kuraasta ugu dambeysa ee taalla Dhuusamareeb oo Maanta dhaceysa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa Maanta oo jimco ah lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug lagu soo gaba-gabeeyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, ee taalla Dhuusamareeb. Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya afarta kursi ee ugu dambeysa ee taalla Dhuusamareeb, waxaana Guddiga uu shahaado siiyay dhowr […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo jimco ah lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug lagu soo gaba-gabeeyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, ee taalla Dhuusamareeb.

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya afarta kursi ee ugu dambeysa ee taalla Dhuusamareeb, waxaana Guddiga uu shahaado siiyay dhowr Musharax.

- Advertisement -

Kuraasta doorashadoodu Maanta dhaceyso ayaa waxaa tirsigoodu kala yihiin HOP#012, HOP#137, HOP#048 & HOP#071, waxaana afartii snano ee lasoo dhaafay ku fadhiyey Xildhibaano ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad ee dowladda.

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay wadaan dadaalo kala duwan oo ay ku soo dhameeynayaan doorashada Golaha Shacabka, xili waqtigii loo qabtay in lagu dhammeeyo doorashada ay ku egtahay Maanta oo ku beegsan 25-ka Febraayo.

Hoos ka Akhriso Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta doorashadooda dhaceysa.

- Advertisement -

Latest stories