HomeCaalamkaKala carar iyo Qax ka bilowday Magaalada Kyiv ee Caasimadda Ukraine

Kala carar iyo Qax ka bilowday Magaalada Kyiv ee Caasimadda Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay howlgal Militari oo laga fuliyo Ukraine abbaaro 5.55am xilliga Moscow – daqiiqado kaddibna gantaallihii ugu horeeyay ayaa dhawaqooda laga maqlay Ukraine, sida ay wararku sheegayaan. Gudaha Caasimahha Kyiv, dhiillo ayaa ka soo yeertay, sawirrada ayaana muujinaya gawaari ku qulqulaya oo isku ciriirinaya meelaha sida deg-degga ah looga baxo Caasimadda […]

- Advertisement -

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay howlgal Militari oo laga fuliyo Ukraine abbaaro 5.55am xilliga Moscow – daqiiqado kaddibna gantaallihii ugu horeeyay ayaa dhawaqooda laga maqlay Ukraine, sida ay wararku sheegayaan.

Gudaha Caasimahha Kyiv, dhiillo ayaa ka soo yeertay, sawirrada ayaana muujinaya gawaari ku qulqulaya oo isku ciriirinaya meelaha sida deg-degga ah looga baxo Caasimadda iyadoo dadkuna ay magaalada ka qaxayaan.

- Advertisement -

Dadka ayaa baraha bulshada lagu arkayay iyagoo baqdin daran ay ka muuqato, iyadoo qaarkood ay sheegayaan inay ku carareen meelo ay ku dhiintaan.

Muuqaallada telefishinnada ayaa muujinaya dad ku duceysanaya waddooyinka dhexdooda, iyagoo koox koox ah.

Weriyaha wargeyska Guardian Luke Harding oo ku sugan Kyiv ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in dad yar lagu arkayo waddooyinka, dadkuna ay safaf ugu jiraan mashiinnada lacagaha lagala baxo.

Latest stories