HomeWararAKHRISO: Maxaa ka dhalan kara Weerarka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine?

AKHRISO: Maxaa ka dhalan kara Weerarka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine?

Date:

Related stories

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Ukraine waxa ay quudisaa Yurub, wax soo saarka Beeraheeda waxaa lagu quudiyaa Shucuubta Africa iyo Asia. Ukraine kaalinta 5-aad ayay kaga jirtaa Dalalka dhoofiya Qamadiga , sidoo kale waxa ay  caan ku yahay Galleyda Masagada iyo Saliidda. In kabadan 50% Waddamada Bariga Dhexe sida masar iyo Lubanaan ayaa ku tiisan Qamadiga ay soo saarto. Ruushka […]

- Advertisement -

Ukraine waxa ay quudisaa Yurub, wax soo saarka Beeraheeda waxaa lagu quudiyaa Shucuubta Africa iyo Asia.

Ukraine kaalinta 5-aad ayay kaga jirtaa Dalalka dhoofiya Qamadiga , sidoo kale waxa ay  caan ku yahay Galleyda Masagada iyo Saliidda.

- Advertisement -

In kabadan 50% Waddamada Bariga Dhexe sida masar iyo Lubanaan ayaa ku tiisan Qamadiga ay soo saarto.

Ruushka hadda waxaa uu bartilmaameed sanayaa bariga Dalka Ukarin oo caan ku ah wax soo saarka Qamadiga iyo galleyda , Dagaalkasta oo maanta dhacana waxa uu sababi doonaa in Qatar ay soo wajahdo amniga raashinka Adduunka

Ruushka ayaa ah dalka ugu weeyn ee Gaska Dabiiciga ah soo saara , sidoo kale waa dalka labaad ee naftada adduunka u iib geeya

- Advertisement -

Yurub 40% ayay ku tiirsan tahay gaaska Ruushka uu soo saaro , haddii Duqeyntan sii socoto Barmiilka Shidaalka ah waxa uu kor u kici doonaa 40% , Yurub ayaana dhibbanaha ugu weyn noqon doonto

Madaxweynaha ruushka ayaa ku gooddiyay haddii Cunaqabateen la saaro Dalkiisa in isagana uu jari doono sahayda Shidaalka ah ee ay ka iibiyaan Yurub

Dadka reer Yurub waxaa ku qaaliyoobi doona Korontada , iyaga oo ku qasbanaan doona in ay keyd kooda isticmaalaan si ay u sii noolaadan.

 

W/Q: Ustaad Aweys Xasan Maxamed.

Latest stories