HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland oo geeriyooday

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland oo geeriyooday

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas. Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay […]

- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas.

Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa dalka Hindiya.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo Qoraal soo saaray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Bashiir Askar Xuseen oo kamid ahaa Baarlamaanka Puntland, wuxuuna Alle uga baryey inuu Janada ka waraabiyo.

“Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeynayaa qoyskii iyo eheladii Allaha u naxariistee Marxuum Bashiir Askar, sidoo kalena waxaa Eebe uga baryayaa Marxuumka inuu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo” ayuu yiri Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka hadlaayay geerida Xildhibaanka dhintay.

Latest stories