HomeWararDuqa Muqdisho oo farriin u diray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar

Duqa Muqdisho oo farriin u diray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee Dowlada Hoose Xamar. Kulankan ayaa looga hadlay waxyabihii ka qabsoomay horumarinta adeegyada Caafimaadka, tan iyo markii uu maamulka gobolka Banaadir Wasaarada Caafimaadka kala soo wareegay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee Dowlada Hoose Xamar.

Kulankan ayaa looga hadlay waxyabihii ka qabsoomay horumarinta adeegyada Caafimaadka, tan iyo markii uu maamulka gobolka Banaadir Wasaarada Caafimaadka kala soo wareegay maamulida adeegyada Caafimaadka ee Caasimadda taas oo kasoo wareegatay mudo 1-Sano ah.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa faray waaxda Caafimaadka Dowlada Hoose ee Xamar in sanadkan 2022 ay xooga saaraan sidii bulshada Caasimadda ay u heli lahaayeen adeegyada Caafimaad oo tayo leh islamarkaana bilaash ah.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kal hore Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kala wareegay maamulida adeegyada Caafimaadka ee Caasimadda, waxaana mudadaas kasoo wareegatay muddo sanad ah..

Latest stories