HomeWararAfhayeen Macalimuu oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyo soo dhaweyn loo...

Afhayeen Macalimuu oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta oo Arbaco ah dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo ka yimid dalka Turkiga oo dhaawac ahaa loogu qaaday markii hore. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Afhyeen Macalimuu kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxda Warbaahinta, Suxufiyiin iyo xubno […]

- Advertisement -

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta oo Arbaco ah dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo ka yimid dalka Turkiga oo dhaawac ahaa loogu qaaday markii hore.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Afhyeen Macalimuu kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxda Warbaahinta, Suxufiyiin iyo xubno kale oo farabadan, kuwaasi oo siweyn u soo dhaweeyay Macalinka.

- Advertisement -

Macalimuu ayaa dhaawac ahaan loogu qaaday Turkiga, si xaaladdiisa Caafimaad loogu soo dabiibo, kadib markii 16-ka bishii Janaayo ee sanadkaan 2022 uu ku dhaawacmay Qarax Is-miidaamin ah oo lagula beegsaday meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Muqdisho.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Macalimuu oo ka jabay gacan iyo lug ayaa laga daaweeyay dhaawacii kasoo gaaray qaraxii lala beegsaday oo firiro kale gaarsiiyay, isagoona muddo ku dhow laba bil ku jiray Isbitaal ku yaalla Magaalada Istanbuul.

Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah Musharax u taagan kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories