HomeWararTaliyaha Asluubta “Markii lagu mashquulay siyaasadda, Al-Shabaab waxay kordhiyeen weeraradooda”

Taliyaha Asluubta “Markii lagu mashquulay siyaasadda, Al-Shabaab waxay kordhiyeen weeraradooda”

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada ay kordhisay weeraradeeda Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 52-aad ee kasoo wareegtay aas aaska ciidamadaas ayaa ka hadlay ammaanka guud ee dalka iyo weerarada Al-Shabaab. “Xoogaa waxaad moodaa siyaasadda xageeda iyo doorashada markii loo jeestay […]

- Advertisement -

Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada ay kordhisay weeraradeeda Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 52-aad ee kasoo wareegtay aas aaska ciidamadaas ayaa ka hadlay ammaanka guud ee dalka iyo weerarada Al-Shabaab.

- Advertisement -

“Xoogaa waxaad moodaa siyaasadda xageeda iyo doorashada markii loo jeestay ayaguna waa naga soo daba jeesteen cadowga dalka waxaad moodaa inay shaqdooda kordhiyeen,” ayuu yiri taliyaha Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

Dhanka kale taliyaha ayaa faray ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo inay u diyaar garoobaan ka hortegga weerarada Al-Shabaab iyo sugida amniga guud ee dalka.

Latest stories