HomeWararTaliska Booliska oo Xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen kooxo maanta weeraro...

Taliska Booliska oo Xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen kooxo maanta weeraro ka gaystay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Amniga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Boliiska qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Afayeenka u hadlay Booliska ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in weeraradaasi ay dhaceen, koox uu ku sheegay argagixiso ayuu tilmamay ah ay weerartay Saldhigyada Boliiska Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo […]

- Advertisement -

Ciidamada Amniga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Boliiska qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Afayeenka u hadlay Booliska ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in weeraradaasi ay dhaceen, koox uu ku sheegay argagixiso ayuu tilmamay ah ay weerartay Saldhigyada Boliiska Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo Boondheere.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale uu sheegay in  gacanta lagu dhigay maleyshiyaadkii weerarka soo qaaday Warbaahintana loo soo bandhigayo.

Afayeenka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in Boliisku qabtay 7 Ruux oo ku eedeysan inay soo weerareen Saldhigyada Boliiska.

Latest stories