HomeWararTaliska Booliska Nugaal oo gacanta ku dhigay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay

Taliska Booliska Nugaal oo gacanta ku dhigay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Howlgal uu hogaaminayo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo lagu soo qabqabtay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay. Howl galkan oo qaatay 6sacadood ayaa waxaa qayb ka ahaa taliyasha saldhigyada Garowe,Sarakiisha C.I.D waxana u jeedku ahaa la dagaalanka waxa ay ugu yeeraan Argagixisada iyo Mandooriyaha. Ciidamada booliska oo xog ka helaya hayadaha sirdoonka Puntland ayaa howl galkan […]

- Advertisement -

Howlgal uu hogaaminayo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo lagu soo qabqabtay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay.

Howl galkan oo qaatay 6sacadood ayaa waxaa qayb ka ahaa taliyasha saldhigyada Garowe,Sarakiisha C.I.D waxana u jeedku ahaa la dagaalanka waxa ay ugu yeeraan Argagixisada iyo Mandooriyaha.

- Advertisement -

Ciidamada booliska oo xog ka helaya hayadaha sirdoonka Puntland ayaa howl galkan ka sameyay qaar ka mida xafadaha Garowe iyagoona Guryaha iyo Gadiidka lagu baarayay si argagixisada ku dhumaleysa naysa magalada loo soo afjaro waxaa sido kale lagu baadi goobayay Mandoriyaasha nocyadooda kala duwan.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa sheegay in howl galada ay noqon donaan kuwo jogtaha si fursad aysan u helinba kooxaha nabadiidka iyo kuwa dhalinyarada haleynaysa ciidamaduna ay diyaar u yihiin in bulshada wax walbo dhibaya ay ka qabtaan.

Latest stories