HomeWararGuddiga doorashada KGS oo ka hor yimid Go’aankii kasoo baxay Guddoonka FEIT

Guddiga doorashada KGS oo ka hor yimid Go’aankii kasoo baxay Guddoonka FEIT

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in qabanayaan doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Guddoonka guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay sheegeen in doorashada Kuraastaasi dib loogu laaban doono. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddiga doorashooyinka KGS ayaa waxaa lagu sheegay in horay loo fasaxay kuraastaasi, haatanna aysan jirin sabab mar kale dib […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in qabanayaan doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Guddoonka guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay sheegeen in doorashada Kuraastaasi dib loogu laaban doono.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddiga doorashooyinka KGS ayaa waxaa lagu sheegay in horay loo fasaxay kuraastaasi, haatanna aysan jirin sabab mar kale dib loogu laabto.

- Advertisement -

“Kursiga HOP#103 horaa loo fasaxay, HOP#154 cid ka dacwooneysa lama haayo, Guddiga FEIT ha ka shaqeeyo danaha ummada, doorashada carqalada halaga daayo” ayaa lagu yiri qayb ka mid ah Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashada Koofur galbeed.

 

Latest stories