HomeWararGuddiga doorashada Jubbaland oo qabanaya Doorashada 5 kursi

Guddiga doorashada Jubbaland oo qabanaya Doorashada 5 kursi

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow qabanaya doorashada shan kursi  oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland. Kuraasta iyo musharaxiinta doorashadooda maanta la qabanayo ayaa kala ah. Kursiga GSH/ 072. 1- C/rashiid Maxamed Xidig 2- C/samad Maxamed C/laahi Kursiga GSH/136. 1- C/fataax Cumar Macalin. 2-Cumar […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow qabanaya doorashada shan kursi  oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

Kuraasta iyo musharaxiinta doorashadooda maanta la qabanayo ayaa kala ah.

- Advertisement -

Kursiga GSH/ 072.

1- C/rashiid Maxamed Xidig

2- C/samad Maxamed C/laahi

- Advertisement -

Kursiga GSH/136.

1- C/fataax Cumar Macalin.

2-Cumar Yusuf Qaladiid.

Kursiga GSH/130.

1- Mowliid Cabdi Maxamuud.

2- Haboon Xasan Tifow.

Kursiga GSH/112.

1- C/qaadir Maxamed Waceys.

2- Daa’uud Cismaan Cali.

Kursiga GSH/079.

1- Maxamuud Muxumed Cumar ( kuulow).

2- Bashiir Nuur Xuseen.

Latest stories