HomeWararFaah faahin: Sheekh Muxaadarro jeedin u tegay Magaalada Kismaayo oo Qarax lagu...

Faah faahin: Sheekh Muxaadarro jeedin u tegay Magaalada Kismaayo oo Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxya Qarax Khasaaro dhaliyay oo goordhaweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka u ah maamul Goboleedka Jubblanad. Wararkii ugu dambeeyay ee aynu Kismaayo ka helayno ayaa soo sheegaya in Qaraxa oo ahaa mid jugtiisa si weyn loo maqlay Magaalada uu ka dhacay Xaafadda calanley ee kismaayo. Qaraxa […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxya Qarax Khasaaro dhaliyay oo goordhaweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka u ah maamul Goboleedka Jubblanad.

Wararkii ugu dambeeyay ee aynu Kismaayo ka helayno ayaa soo sheegaya in Qaraxa oo ahaa mid jugtiisa si weyn loo maqlay Magaalada uu ka dhacay Xaafadda calanley ee kismaayo.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la shegay in si gaar ah loola beegsaday Sheikh caan ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir Xaaji Axmed, kaasi oo sida la sheegay gaarigiisa loogu xiray Qaraxa.

Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo kamid ahaa culimada waa weyn ee Soomaalida, ayaa fadhigiisu waxaa uu ahaa magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana dhawan uu tagay magaalada Kismaayo.

Wali lama helin faah faahin intaas ka dheeri ah oo ku aaddan qaraxaasi, waxaana sidoo kale la ogayn, tirada dadka kale eek u waxyeeloobay Qaraxaasi.

Latest stories