HomeWararC/rashiid  Xidig oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada kismaayo

C/rashiid  Xidig oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada kismaayo

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa soo gaba gabeeyey tirinta cododka doorashada kursiga tirsigiisu yahay #HOP 072, oo ay ku tartamayeen  C/rashiid Maxamed Xidig iyo C/samad Maxamed C/laahi. Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaana ku guuleystay kursiga HOP 072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wuxuu helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdullaahi […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa soo gaba gabeeyey tirinta cododka doorashada kursiga tirsigiisu yahay #HOP 072, oo ay ku tartamayeen  C/rashiid Maxamed Xidig iyo C/samad Maxamed C/laahi.

Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaana ku guuleystay kursiga HOP 072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wuxuu helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdullaahi oo la tartamayey uu helay 18 cod, waxaana xumaaday 2 cod.

- Advertisement -

Wali waxaa socota doorashada 5 kursi oo manta lagu dooranayo Kismaayo, waxaana xarunta doorashada ku sugan musharixiinta iyo Ergada dooranaysa.

 

 

Latest stories