HomeWararAkhriso:- Magacyada Xildhibaanada kusoo baxay doorashadii ka dhacday Kismaayo

Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada kusoo baxay doorashadii ka dhacday Kismaayo

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa waxaa ka dahcaday  doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka , oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ku guuleystay kursiga HOP#072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdullaahi oo la tartamayey […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa waxaa ka dahcaday  doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka , oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ku guuleystay kursiga HOP#072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdullaahi oo la tartamayey uu helay 18 cod, waxaana xumaaday 2 cod sida ay shaaciyeen Guddiga.

- Advertisement -

Mowliid Cabdi Maxamuud ayaa hab gacan taag ah ugu guuleystay kursiga HOP#13O ee Golaha Shacabka, kadib markii ay tanaasushay Musharax Haboon Axmed Tifow oo la tartameysay.

Maxamuud Muxumed Cumar ayaa ku guuleystay kursiga HOP#079 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu helay 74 cod.

HOP136 uu ku guuleeystay Xildhibaan Cumar Yuusuf Qaladiid, halka kursiga #HOP112 uu ku guuleeystay Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Waceys.

Latest stories