HomeWararSaraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanno Cusub

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanno Cusub

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in maanta ay deegaano u dhow Janaale kala wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab, iyagoo soo bandhigay raadad muujinaya goobihii laga saaray Al-Shabaab. Deegaanada kala ah Buulo Arundi, Malable, Siigaale, Busley, Daa’uud iyo Beeraha-Baay ayey ciidanku ka sameeyeen howlgalladaas. Saraakiisha Ciidanka Qaranku waxay intaa ku dareen in ay Iburburiyeen xarumo ay ku […]

- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in maanta ay deegaano u dhow Janaale kala wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab, iyagoo soo bandhigay raadad muujinaya goobihii laga saaray Al-Shabaab.

Deegaanada kala ah Buulo Arundi, Malable, Siigaale, Busley, Daa’uud iyo Beeraha-Baay ayey ciidanku ka sameeyeen howlgalladaas.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Qaranku waxay intaa ku dareen in ay Iburburiyeen xarumo ay ku jirtay maxkamadii Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Howlgalkaas waxaa hoggaaminayey Abaanduulaha ururka 84-aad ee guutada 14-ka October Cali Mahdi Beerdiide, sidoo kale gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee deegaanka Janaale ayaa qeyb ka ahaa hoggaaminta howlgalladaas balaaran.

Latest stories