HomeWararQarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Madaxweyne Deni iyo Al-Shabaab oo...

Qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Madaxweyne Deni iyo Al-Shabaab oo sheegtay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka ka imanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu la socday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso, ayaa lasoo sheegayaan in khasaare badan uu ka dhashay. Wararka ayaa tibaaxaya in ugu yaraan […]

- Advertisement -

Wararka ka imanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu la socday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso, ayaa lasoo sheegayaan in khasaare badan uu ka dhashay.

- Advertisement -

Wararka ayaa tibaaxaya in ugu yaraan ay  Labo askari ay ku waxyeeloobeen qaraxa, balse madaxweynaha iyo madaxdii kale ay bad qabaan, waxaana jira sida wararku tilmaamayaan khasaaro kale oo intaa ka badan.

Dhowaan ayay ahayd markii qaraxa culus uu ka dhacay magaaladaas, kaas oo ay ku dhinteen dad badan oo ay nabadoono ka mid yihiin.

Madaxweynaha Puntland ayaa Boosaaso u jooga sababo la xiriira doorashada dadban ee halkaas la qorsheeyay in ay ka dhacdo.

- Advertisement -

Dhanka kale dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtya Mas’uuliyadda weerarkaasi lala beegsaday Kolonyada uu la socday madaxweyne Deni.

War lagu faafiyay Baraha Bulshada eek u hadla Afka Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarkaasi ay ka dambeyeen,sidoo kalena ay bar tilmaameed sadeen Deni iyo mas’uuliyiin kale oo la socday Kolonyada la beegsaday.

Latest stories