HomeWararMadaxweyne Deni oo ka hadlay qaraxii Boosaaso lagula eegtay

Madaxweyne Deni oo ka hadlay qaraxii Boosaaso lagula eegtay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay qarax maanta lagu la eegtay magaalada Bosaaso. Qaraxa ayaa haleelay gawaarida galbineysay wafdiga madaxweynaha oo kasoo safray magaalada Qardho. Waxaa la xaqiijiyay geerida labo askari, iyo dhaawaca afar kale oo ka mid ahayd ilaalada madaxweyne Dani. War qoraal ah oo lagu soo daabacay bogga Facebook ee madaxweynaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay qarax maanta lagu la eegtay magaalada Bosaaso. Qaraxa ayaa haleelay gawaarida galbineysay wafdiga madaxweynaha oo kasoo safray magaalada Qardho. Waxaa la xaqiijiyay geerida labo askari, iyo dhaawaca afar kale oo ka mid ahayd ilaalada madaxweyne Dani.

War qoraal ah oo lagu soo daabacay bogga Facebook ee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa loogu tacsiyeey askartii ku dhimatay weerarkii lala eegtay kolonyada madaxweynaha.

- Advertisement -

“Alle ha’unaxariistee Cabdullaahi Maxamed Shafeec iyo Maxamed Axmed Cabdullaahi oo ka tirsanaa Ciidamada Madaxtooyada…Waxay ahaayeen geesiyaal naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda,alle waxaan uga baryayaa inuu janadii geeyo, ehelkoodiina samir iyo iimaan uu kasiiyo” ayaa lagu yiri qoraalka.

 

Madaxtooyada Puntland, laamaha amaanka iyo maamulka degmada Boosaaso wali kama aysan hadlin cida qaraxa geysatay iyo dad loo sooqabtay midna.

Latest stories