HomeWararDoorashada kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Doorashada kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddiga doorahsooyinka gobollada waqooyi ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeynayaan doorashada kuraasta golaha shacabka ee barlamaanka 11-aad oo heer gabagabo ah soo gaartay. Guddiga ayaa saakay qabanaya doorashada seddaxda kursi ee ugu dambeysa xubnaha reer waqooyiga, kuwaas oo ka kooban 46 kursi oo golaha shacabka ah. Guddigaan ayaa horay u soo gaba-gabeeyey doorashada 11-kursi […]

- Advertisement -

Guddiga doorahsooyinka gobollada waqooyi ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeynayaan doorashada kuraasta golaha shacabka ee barlamaanka 11-aad oo heer gabagabo ah soo gaartay.

Guddiga ayaa saakay qabanaya doorashada seddaxda kursi ee ugu dambeysa xubnaha reer waqooyiga, kuwaas oo ka kooban 46 kursi oo golaha shacabka ah.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa horay u soo gaba-gabeeyey doorashada 11-kursi oo gobollada waqooyi ka soo galay golaha Aqalka Sare.

Guddiga maamulka doorashada kuraasta gobollada waqooyi ayaa qorsheynaya in doorashada kuraastaas uu kusoo gabagabeeyo mudadii lagu balamay ee 45 cisho aheyd, taas oo galaha wadatashiga qaranka ay u asteeyeen in lagu soo afjaro doorashada dhammaan xubnaha baarlamaanka 11-aad ee dalka.

Latest stories