HomeWararXafiiska Hantidhawrka oo ka hor yimid Heshiis uu galay Wasiirka Batroolka iyo...

Xafiiska Hantidhawrka oo ka hor yimid Heshiis uu galay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa war kasoo saaray heshiiskii Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd. War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hantidhowrka ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiskaasi uu yahay sharci darro, sidoo kale Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysiiyay in uu heshiiskaasi yahay waxba kama jiraan, isaga […]

- Advertisement -

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa war kasoo saaray heshiiskii Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hantidhowrka ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiskaasi uu yahay sharci darro, sidoo kale Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysiiyay in uu heshiiskaasi yahay waxba kama jiraan, isaga oo gal-dacwadeed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud.

- Advertisement -

Sidoo kale Xafiiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kula taliyay in shaqa ka joojin deg-deg ah lagu sameeyo dhammaan shaqsiyaadkii qabyta ka ahaa saxiixa heshiiska.

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka

- Advertisement -

 

 

Latest stories