HomeWararMadaxweynaha Puntland oo War kasoo saaray Nabaddoonadii lagu Qarxiyey Boosaaso

Madaxweynaha Puntland oo War kasoo saaray Nabaddoonadii lagu Qarxiyey Boosaaso

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Boosaaso. “Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle Ha’unaxariisto Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qaraxii argagixisnimo ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Boosaaso.

“Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle Ha’unaxariisto Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qaraxii argagixisnimo ee ka dhacay Boosaaso” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo ka hadlaayay qaraxii shalay dhacay.

- Advertisement -

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si gaar ah tacsi ugu diray dhammaan ehelkoodii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen labada Nabadoon, wuxuuna sidoo kale Alle uga baryay inuu Caafimaad deg deg ah siiyo dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxa.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka dhowaad 10 qof kalena ay ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay Maqaayada ku taalla Boosaaso, waxaana dadka dhaawacmay durbadii la geeyay Isbitaalka Magaalada.

Dadka wax yeelada kasoo gaartay qaraxa miinada ahaa ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan Nabadoono shalay ka qayb galay kulan lagu taageerayey Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan.

Latest stories