HomeWararKulan looga hadlaayay Gurmadka Abaaraha oo ka qabsoomay Magaalada Garoowe

Kulan looga hadlaayay Gurmadka Abaaraha oo ka qabsoomay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxwayne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Maamulka Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino ka dhegaysatay Guddiga Abaaraha ee Maamulka, oo soo bandhigay qorshahooda ku aadan sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Abaaraha ee saamaysay shacabka Puntland si gaar ah dadka xoola dhaqatada ah. […]

- Advertisement -

Madaxwayne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Maamulka Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino ka dhegaysatay Guddiga Abaaraha ee Maamulka, oo soo bandhigay qorshahooda ku aadan sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Abaaraha ee saamaysay shacabka Puntland si gaar ah dadka xoola dhaqatada ah.

- Advertisement -

Ugu danbayn Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in Maamulka ay u diyaar garowdo sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Abaaraha, isaga oo xusay in Goleyaasha ay mushaharaadkooda qayb ugu deeqi doonaan dadka Abaaruhu saaameeyeen si gurmad deg deg ah loogu fidiyo.

Madaxwayne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale ayaa faray in Hay’addaha ku hawlaan arrintan oo ay dar-dar geliyaan….

Latest stories