HomeWararGuddiga doorashooyinka Federaalka oo shaaciyay in lagala wareegay Barihii Bulshada

Guddiga doorashooyinka Federaalka oo shaaciyay in lagala wareegay Barihii Bulshada

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: […]

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: Website-ka, Bogga Facebook iyo Twitter-ka.

- Advertisement -

Guddiga ayaa xusay in tallaabada lagula wareegay dhammaan barihii Bulshada Guddiga ay muujineyso mas’uuliyad darrada iyo carqaladeynta lagu haayo doorashada, iyagoona caddeeyay in haatan wixii ka dambeeya in waxa laga soo qoro Guddiga ay waxba kama jiraan yihiin.

Sidoo kale Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa tilmaamay in xogaha doorashada ay ku soo gudbin doonaan shirar Jaraa’id oo lagula hadlayo warbaahinta iyo wareysiyo, mana shaacin Guddiga cidda la wareegtay barihii Bulshada ee Guddiga.

Latest stories