HomeWararGuddiga Doorashada Maamulka Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka kuraas hor leh

Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka kuraas hor leh

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa xalay shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaasi deegaan doorashadooda tahay  Jubbaland. Guddiga doorashada Jubbaland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa lagu sheegay in qabashada ergada wax dooraneysa iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta ay bilaabaneyso 21-ka bishaan […]

- Advertisement -

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa xalay shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaasi deegaan doorashadooda tahay  Jubbaland.

Guddiga doorashada Jubbaland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa lagu sheegay in qabashada ergada wax dooraneysa iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta ay bilaabaneyso 21-ka bishaan Febraayo oo ku beegsan maalinta berri oo Isniin ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in doorashada shanta kursi ay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka dhaceyso 22-ka Febraayo, sida lagu caddeeyay Jadwalka uu soo saaray Guddiga doorashada.

Latest stories