HomeWararGuddiga Doorashada Federaalka oo mar kale Amray in la hakiyo Doorashada kursiga...

Guddiga Doorashada Federaalka oo mar kale Amray in la hakiyo Doorashada kursiga HOP#086

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa Guddiga doorashada Hirshabeelle ku boggaadiyey dardar-gelinta doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qoraal soo saareen Guddiga doorashada heer Federaal ayey mar kale Guddiga doorashada Hirshabeelle ku amreen inuu hakiyo qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#086 oo u sharaxan yahay Fahad Yaasiin […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa Guddiga doorashada Hirshabeelle ku boggaadiyey dardar-gelinta doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qoraal soo saareen Guddiga doorashada heer Federaal ayey mar kale Guddiga doorashada Hirshabeelle ku amreen inuu hakiyo qabashada doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#086 oo u sharaxan yahay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

- Advertisement -

“Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal waxa uu bogaadinayaa Guddiga SEIT ee Hirshabelle dardar gelinta kuraasta deegaan doorashada labaad ee Beledweyne, hasayeeshee wuxuu farayaa, adkaynayaana qoraalkii kasoo baxay guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ee lagu hakiyay kursiga tirsigiisu yahay HOP#086” ayaa lagu yiri Qoraalka Guddiga.

Guddiga doorashada ayaa Guddiyada doorashada Hirshabeelle iyo kuwa Xallinta  Khilaafaadka ka dalbaday inay hakiyaan qabashada doorashada kursiga HOP086, inta laga xallinayo cabashada ay  soo gudbiyeen Odayaasha iyo Nabaddoonada.

Kursiga tirsigiisu yahay HOP086 oo deegaan doorashadiisa tahay Magaalada Baladweyne  ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta la qabanayaa doorashadiisa, waxaana kusoo bixi doona Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Latest stories