HomeWararWFP oo ballan qaaday inay si Deg-deg ah uga Jawaabeyso Codsi uga...

WFP oo ballan qaaday inay si Deg-deg ah uga Jawaabeyso Codsi uga yimid Jubbaland

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay  wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum. Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay abaaraha ba’an ee ka jira deegaanada jubbaland iyo sidii hay’adda WFP gacan weyn ugu geysan lahayd gurmad deg deg ah oo loo sameeyo dadka ay […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay  wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum.

Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay abaaraha ba’an ee ka jira deegaanada jubbaland iyo sidii hay’adda WFP gacan weyn ugu geysan lahayd gurmad deg deg ah oo loo sameeyo dadka ay abaarta saameysay.

- Advertisement -

Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka maamulka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xariiqay in si gaar ah diirada loogu saaray kulanka xoojinta iskaashiga wasaaraddu ay la leedahay hay’adda WFP iyo sida loo sii ballaarin karo wada-shaqaynta labada dhinac.

Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum ayaa dhankiisa balan qaaday taageero deg deg ah in ay siinayaan qoysaska ay abaartu saameysay iyo ka jawaabida abaarta iyo saamaynta bulsho ee xaaladaha deg degga ah.

Latest stories