HomeWararGuddiga Doorashada Banaadiriga oo soo saaray Liiska Odayaasha soo xulaya ergada 5...

Guddiga Doorashada Banaadiriga oo soo saaray Liiska Odayaasha soo xulaya ergada 5 kursi

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Guddiga Maamulka doorashada Xildhibaanada Banaadiriga ayaa shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka ah iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa shanta kursi ee Xildhibaanada Banaadiriga ee Golaha Shavabka Baarlamaanka 11-aad. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in iyada oo la fulinayo habraacyada doorashada ay ku heshiiyeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran, lana xaqiijinayo daah-furnaanta doorashada […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka doorashada Xildhibaanada Banaadiriga ayaa shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka ah iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa shanta kursi ee Xildhibaanada Banaadiriga ee Golaha Shavabka Baarlamaanka 11-aad.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in iyada oo la fulinayo habraacyada doorashada ay ku heshiiyeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran, lana xaqiijinayo daah-furnaanta doorashada ay soo gudbinayaan Liiska Odayaasha dhaqanka ah iyo Bulshada Rayidka.

- Advertisement -

Doorashada Xildhibaanada shanta kuri ay Beelaha Banaadiriga ku leeyihiin Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa la filayaa inay dhacdo 21-ka bishaan, isla markaana waxaa ay ka dhaceysaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho

Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa maalinta berri oo Axad ah bilaabaya qabashada ergada wax dooraneysa iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya shanta kursi ee Golaha Shacabka, kuwaasi oo maalmo kahor Guddiga ay soo saareen Jadwalkooda…

Latest stories