HomeWararDEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Baladweyne

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dhowr daqiiqo kahor uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafaddaha Magaaladaas. Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, isal […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dhowr daqiiqo kahor uu ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafaddaha Magaaladaas.

Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, isal markaana waxaa uu si gaar ah uga dhacay halka loo yaqaano Baar Xasan Dhiif oo ku taalla bartamaha Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaas Is-miidaaminta aha ee dhacay Baladweyne oo soo gaaray dadka goobta ku sugnaa, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay ay ku dhow dahay Madaxtooyadda Magaaladaas.

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas, isla markaana waxaa goobta isku gadaamay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Hirshabeelle, iyadoona dadka u diidaya inay halkaas ka agdhawaadan.

Latest stories