HomeWararAkhriso:-Magacyada Guddiga oo RW Rooble u magacaabay Arrinta kuraasta Banaadiriga

Akhriso:-Magacyada Guddiga oo RW Rooble u magacaabay Arrinta kuraasta Banaadiriga

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa magacaabay Guddi ka kooban xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT), Guddiga Doorashada Banaadiriga iyo xubno kale oo ka tirsan, kuwaasi loo xil-saaray xallinta cabashada kuraasta Banaadiriga. Guddiga uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Muuse Geelle […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa magacaabay Guddi ka kooban xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT), Guddiga Doorashada Banaadiriga iyo xubno kale oo ka tirsan, kuwaasi loo xil-saaray xallinta cabashada kuraasta Banaadiriga.

Guddiga uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Muuse Geelle Yuusuf, halka sidoo kale Guddiga uu ku jiro Guddoomiyaha Guddiga SEIT Banaadiriga.

- Advertisement -

“Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood” ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Rooble.

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha Guddiga ee la magacaabay

1- Muuse Geelle Yuusuf. Guddoomiyaha FEIT, Guddoomiye

- Advertisement -

2- Maxamed Aadan Cismaan

3- Cabdi Hiis Udan

SEIT Banaadiriga

4- Sacdiyo Aways Cali Boolaay. Guddoomiyaha SEIT Banaadiriga

5- Saciid Cabdulqaadir Axmed

6- Maxamed Cabdulxamiid Axmed

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

7- Avv. Cumar Maxamed Cabdulle  La taliyaha Sharciga ee Ra’iisul Wasaaraha

Guddigan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu u xilsaaray in ay baaraan cabashada la xiriirta kuraasta  Banaadiriga ee Golaha Shacabka iyo in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo gudbiyaan talo iyo warbixin ku aaddan arrimaha cabashadu ka taagan tahay.

Latest stories