HomeWararXukuumadda Somalia oo Shiinaha kala hadashay u gurmashada dadka ay Abaarta saameysay

Xukuumadda Somalia oo Shiinaha kala hadashay u gurmashada dadka ay Abaarta saameysay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maalintii shalay oo Arbaco aheyd kulan la yeeshay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xariirka iskaashi ee labada dal, waxaana dib u eegis lagu sameeyey inta uu kulanku socday fursadaha horumarineed iyo adkeynta xariir ka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maalintii shalay oo Arbaco aheyd kulan la yeeshay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Shengchao.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xariirka iskaashi ee labada dal, waxaana dib u eegis lagu sameeyey inta uu kulanku socday fursadaha horumarineed iyo adkeynta xariir ka dhaxeeya labada dowladood.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa safiirka kala hadlay sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada dadaalo kala duwan oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha ku saameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada dalka, xili abaarta ay si darran saameyn ugu yeelatay qoysas farabadan.

Latest stories