HomeWararGuddiga Maamulka Doorashooyinka Banaadiriga oo shaaciyay Jadawalka 5 kursi

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Banaadiriga oo shaaciyay Jadawalka 5 kursi

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddiga Maamulka doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ayaa xalay shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa waxaa lagu sheegay in qabashada ergada iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya shanta kursi ee Xildhibaanada Banaadiriga ay bilaabaneyso 20-ka bishaan Febraayo 2022. Guddiga ayaa shaaca ka […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ayaa xalay shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa waxaa lagu sheegay in qabashada ergada iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya shanta kursi ee Xildhibaanada Banaadiriga ay bilaabaneyso 20-ka bishaan Febraayo 2022.

- Advertisement -

Guddiga ayaa shaaca ka qaaday in doorashada Golaha Shacabka ee shanta kursi ee Banaadiriga ay dhaceyso 21-ka Febraayo, isla markaana doorashada kuraastaas lagu qaban doono Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo loo qorsheeyay doorashada.

Maalmo kooban ayaa ka harsan waqtigii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ku heshiiyeen in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana waqtigaas uu ku egyahay 25-ka Febraayo.

Latest stories