HomeWararAmmaanka Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo hal sabab loo adkeeyay

Ammaanka Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo hal sabab loo adkeeyay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ciidamada Booliska dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee Magaalada Nairobi, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah oo lagu beegsanayay bulshada Soomaalida ee ku nool Xaafaddaasi. Guddiga amniga Xaafadda Eastleigh ayaa sheegay in hawlgallada looga gol leeyahay sidii looga hortagi lahaa kooxo burcad hubaysan oo maalmihii lasoo […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliska dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee Magaalada Nairobi, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah oo lagu beegsanayay bulshada Soomaalida ee ku nool Xaafaddaasi.

Guddiga amniga Xaafadda Eastleigh ayaa sheegay in hawlgallada looga gol leeyahay sidii looga hortagi lahaa kooxo burcad hubaysan oo maalmihii lasoo dhaafay dhac ka gaysanayay xaafadda Eastleigh.

- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowladda Kenya ayaa xaafadda Soomaalida ee Islii ka bilaabay howlgalo kala duwan oo looga hortegayo burcada hubeysan ee xiliyada habeenkii dhaca u geysta dadka oo ay ka qaataan telefoonada gacanta iyo waxyaabaha kale ay wataan..

Xubno ka tirsan Guddiga amniga xaafadda Islii ee Nairobi ayaa waxaa ay VOA-da u sheegeen in Ciidanka Booliska ay toogasho ku dileen rag hubeysan oo dhac geystay, halka kuwo kalena noloshada lagu qabtay, iyadoona amniga aad loo adkeeyay.

8-kii bishaan Febraayo ayey aheyd markii kooxo burcad ah oo ku hubeysnaa Bastoolado ay xaafadda Islii ku dileen Wiil dhallinyaro ah oo la sheegay inuu kamid ahaa Ganacsatada Xaafaddaas, waxaana halkaas ka baxsaday burcadii falka geysatay…

Latest stories