HomeWararTaliska Booliska oo raalli-galin ka bixyay Tacaddiyo loo gaystay Wariyeyaal

Taliska Booliska oo raalli-galin ka bixyay Tacaddiyo loo gaystay Wariyeyaal

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay Wariiyaal maanta lagu jirdilay Muqdisho, kadib mar ay duubayeen dhibaatadii ka dhalatay weerarkii xalay lagu qaaaday Saldhigga Degmada Kaxda. Afhayeenka Booliska ayaa sheegay in laamaha kala duwan ee ammaanka ay aad uga xun yihiin falkii arga-gaxa lahaa ee maanta lagula kacay qaar ka mid ah Wariyeyaasha ka […]

- Advertisement -

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay Wariiyaal maanta lagu jirdilay Muqdisho, kadib mar ay duubayeen dhibaatadii ka dhalatay weerarkii xalay lagu qaaaday Saldhigga Degmada Kaxda.

Afhayeenka Booliska ayaa sheegay in laamaha kala duwan ee ammaanka ay aad uga xun yihiin falkii arga-gaxa lahaa ee maanta lagula kacay qaar ka mid ah Wariyeyaasha ka howgal Muqdisho.

- Advertisement -

Waxaa uu intaas ku daray in Saraakiishii hoggaaminaysay Ciidankii ku lugta lahaa falkaasi qaarkood lasoo xiray, waxaana uu carrabka ku dhuftay in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu amar ku bixiyay shaqsiyaadka Wariyeyaasha dhibaateeyay gacanta lagu soo dhigo, haddana la hayo.

Saaka ayay ahayd markii Wariyeyaal ka howgala Warbaahinta Madaxabannaan lagu dhibaateeyay goobihii Xalay la weeraray, waxaana Sawiro iyo muuqaallo lasoo duubay ay muujinayeen wariyeyaasha Indhaha laga xiray Xabad kana dhulka loo dhigay.

Sidoo kale Qaar ka mid ah Saxafiyiinta la dhibaateeyay manta oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in jir dil iyo handadaad la siugu daray, waxaana qaarkod ka muuqday jir dil loo gaystay.

- Advertisement -

 

Latest stories