HomeWararMahad Salaad oo la guddoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada kursiga Hope147

Mahad Salaad oo la guddoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada kursiga Hope147

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa shahaadada musharraxnimo guddoonsiiyay Musharaixiinta u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay Hop147, kaasi oo dhawaan la shaaciyay in Dhuusamareeb lagu dooran doono. Kursiga Hope 147, ayaa waxaa u taagan musharixiin dhowr ah oo doonaya in ay kusoo baxaaan, waxaana Shahaadada Musharaxnimada guddoomay labo muharax oo kala ah Mahad Maxamed Salaad iyo Shamso Cabdullaahi […]

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa shahaadada musharraxnimo guddoonsiiyay Musharaixiinta u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay Hop147, kaasi oo dhawaan la shaaciyay in Dhuusamareeb lagu dooran doono.

Kursiga Hope 147, ayaa waxaa u taagan musharixiin dhowr ah oo doonaya in ay kusoo baxaaan, waxaana Shahaadada Musharaxnimada guddoomay labo muharax oo kala ah Mahad Maxamed Salaad iyo Shamso Cabdullaahi Maxamed.

- Advertisement -

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa horay ugu fadhiyay kursiga,waxaana uu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu cad cad ee la filayo inuu kusoo baxo kursiga.

Mahad Maxamed Salaad ayaa afartii sano ee lasoo dhaafay si weyn mucaarad ugu ahaa Dowladda muddo xileedkeedu dhammaaday, waxaana hadda la filaya inuu difaacdo kursigiisa.

 

Latest stories