HomeWararRW Rooble oo magacaabay guddi ka shaqeynaya gargaarka abaarta

RW Rooble oo magacaabay guddi ka shaqeynaya gargaarka abaarta

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada. Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.

Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:

- Advertisement -
  1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
  2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
  3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
  4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
  5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
  6. Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
  7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  8. Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
  9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
  10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
  11. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
  12. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
  13. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
  14. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
  15. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
  16. Marwo Caasho Geelle Diiriye
  17. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
  18. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
  19. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
  20. Mudane Cabdi Axmed Baafo
  21. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
  22. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
  23. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
  24. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
  25. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
  26. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
  27. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
  28. Liibaan Cabdi Cali
  29. Amina Axmed Samatar
  30. Cali Maxamed Maxamuud
  31. Yaasmiin Cabdi Maxame
  32. Cabdi Ciise Diirshe
  33. Kamaal Daahir Guutaale

34.Shucayb Cabdullaahi Xasan

Latest stories