HomeWararQoorqoor oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Dhuusamareeb lagu...

Qoorqoor oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Dhuusamareeb lagu doortay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka 11aad, kuwaasi oo doorashadoodu ay tahay Galmudug. Xubnaha uu kulanka la qatay Qoorqoor ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaanada la doortay oo ay ka mid ahaayeen Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka 11aad, kuwaasi oo doorashadoodu ay tahay Galmudug.

Xubnaha uu kulanka la qatay Qoorqoor ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaanada la doortay oo ay ka mid ahaayeen Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane iyo Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon).

- Advertisement -

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran waxaana xubnaha uu la kulmay  Madaxweynaha Galmudug ay yihiin kuwo markii hore siyaaasad ahaan iska soo hor jeeday, waana Xildhibaanada Magaalada Dhuusamareeb lagu doortay.

Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame Cabdullaahi Kullane ayaa kusoo baxay doorasho shalay ka dhacday dhuusamareeb.

Latest stories