HomeWararMadax sarsare oo xabsi guri lagu galiyay dalka Jabuuti

Madax sarsare oo xabsi guri lagu galiyay dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa BBC u xaqiijiyey in Taliyaha booliska Col C/lahi Cabdi la galiyey Xabsi Guri.Sababta loo galiyey xabsi guriga ma cadda. Waxaa kale oo aan caddayn cidda bixisay amarka lagu xiray taliyaha. Wararkaas oo BBC ay ka heshay ilo kala duwan waxay kaloo tibaaxayaan in isna xabsi guri la geliyey […]

- Advertisement -

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa BBC u xaqiijiyey in Taliyaha booliska Col C/lahi Cabdi la galiyey Xabsi Guri.Sababta loo galiyey xabsi guriga ma cadda.

Waxaa kale oo aan caddayn cidda bixisay amarka lagu xiray taliyaha.

- Advertisement -

Wararkaas oo BBC ay ka heshay ilo kala duwan waxay kaloo tibaaxayaan in isna xabsi guri la geliyey wasiirkii hore ee dalka Jabuuti Boode Rooble.

Mas’uuliyiin ka mid ah xukuumadda jamhuuriyadda jabuuti oo aan isku daynay in aan arrintan wax ka weydiinno ayeysan noo suurtogalin.

Latest stories