HomeWararJadkwalka doorashada kuraas uu ku jiro kursi uu doonayo Fahad Yaasiin oo...

Jadkwalka doorashada kuraas uu ku jiro kursi uu doonayo Fahad Yaasiin oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, oo dhawaan doorashadooda lagu qaban doono Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolke Hiiraan. Guddiga ayaa sheegay in ay qaban doonaan doorashada lix kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11aad, waxaana kuraasta la shaaciyay ka mid ah, kursiga Hope086, oo uu tarmayo Fahad Yaasiin Taliyihii hore ee […]

- Advertisement -

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, oo dhawaan doorashadooda lagu qaban doono Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolke Hiiraan.

Guddiga ayaa sheegay in ay qaban doonaan doorashada lix kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11aad, waxaana kuraasta la shaaciyay ka mid ah, kursiga Hope086, oo uu tarmayo Fahad Yaasiin Taliyihii hore ee NISA, Kaasi oo si gaar ah isha loogu hayo.

- Advertisement -

 

Latest stories