HomeWararGuddiga Hirgalinta Doorashooyinka oo Xoghaye Cusub loo magacaabay

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka oo Xoghaye Cusub loo magacaabay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka  Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddiga  u magacaabay C/raxiim C/casiis Aadam, kaasi oo noqon doona Xoghayaha Cusub ee Guddiga. Xilka loo magacaabay mas’uulka Cusub ayaa waxaa  horay u hayay C/shakuur Daauud Maxamed, kaasi oo hadda loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka.  

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka  Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddiga  u magacaabay C/raxiim C/casiis Aadam, kaasi oo noqon doona Xoghayaha Cusub ee Guddiga.

Xilka loo magacaabay mas’uulka Cusub ayaa waxaa  horay u hayay C/shakuur Daauud Maxamed, kaasi oo hadda loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka.

- Advertisement -

 

Latest stories