HomeWararGolaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan ka yeelanaya Xaaladda Somalia

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan ka yeelanaya Xaaladda Somalia

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta  kulan gaar ah waxaa ay ka yeelanayaan Xaaladda Soomaaliya, xili dalku uu ku jiro doorasho. Kulanka oo looga arrinsanayo Xaaladda Soomaaliya ayaa waxaa warbixin looga dhagaysan doonaa Wakiillo kala duwan oo ka kala socda Qaramada Midoobay iyo AMISOM, sida lagu sheegay Qoraal uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay […]

- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta  kulan gaar ah waxaa ay ka yeelanayaan Xaaladda Soomaaliya, xili dalku uu ku jiro doorasho.

Kulanka oo looga arrinsanayo Xaaladda Soomaaliya ayaa waxaa warbixin looga dhagaysan doonaa Wakiillo kala duwan oo ka kala socda Qaramada Midoobay iyo AMISOM, sida lagu sheegay Qoraal uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa warbixin ka siin doona kulanka Golaha Ammaanka, iyadoo dhinacyo dhowr ah lagu faaqidi doono warbixinta.

Sidoo kale waxaa kulankaasi qayb ka noqon doona, oo isna dhankiisa Warbixin laga dhageysan doonaa Madaxa AMISOM Francisco Madeira, iyadoo si toos ah loo daawan doono 6-da maqribnimo xilliga Muqdisho.

Qaramada Midoobay ayaa il gaara ku haysa arrimaha Soomaaliya, waxaana dalku uu haatan ku jiraa xaalad doorasho, iyadoo Qaramada midobayna ay kaalin weyn ku leedahay arrimaha doorashada dalka.

Latest stories