HomeWararQarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe

Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Qarax Khasaro badan dhaliyay uu ka dhacay halkaasi, waxaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi. Inta la xaqiijiyay afar qof oo rayida ayaa ku dhintay, miino la qaraxday mooto bajaaj ay saarnaayeen oo maraysay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe. Taliyaha […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Qarax Khasaro badan dhaliyay uu ka dhacay halkaasi, waxaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi.

Inta la xaqiijiyay afar qof oo rayida ayaa ku dhintay, miino la qaraxday mooto bajaaj ay saarnaayeen oo maraysay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska Jowhar Bashiir Xasan Xalfooy ayaa BBC-da u sheegay, in afarta qof ee dhimatay ay dhamaantood ahayeen dad rayida oo ku socdaalayay tuulada Xaanshooley oo qiyaastii 7 km u jirta magaalada Jowhar.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxa miino ee ay ku dhinteen dadka rayidka ah, waxaase aalaaba Jowhar iyo deegaannada ku xeeran miinooyinka galiya ururka Al-Shabaab oo bartilmaameedsada ciidamada dawladda iyo kuwa midowga afrika ee gobolka jooga

Latest stories