HomeWararNin Ajnabi ah oo Gabar Soomaaliyeed ku dilay dalka Malaysia

Nin Ajnabi ah oo Gabar Soomaaliyeed ku dilay dalka Malaysia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Sida ay qoreyso warbaahinta free Malaysia today.com,haweeney ayaa lagu dilay gacan ka hadal dhexmaray labo shaqaale ajnabi ah oo ka shaqeynayey maqaayad Carabi ah oo ku taal Ampang, Selangor ee dalka Malaysia. Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa goobta ka baxsaday kadib markii uu haweeney Soomaali ah ku dilay agagaarka Jalan Memanda duhurnimadii shalay. Taliyaha […]

- Advertisement -

Sida ay qoreyso warbaahinta free Malaysia today.com,haweeney ayaa lagu dilay gacan ka hadal dhexmaray labo shaqaale ajnabi ah oo ka shaqeynayey maqaayad Carabi ah oo ku taal Ampang, Selangor ee dalka Malaysia.

Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa goobta ka baxsaday kadib markii uu haweeney Soomaali ah ku dilay agagaarka Jalan Memanda duhurnimadii shalay.

- Advertisement -

Taliyaha booliiska degmada Ampang Jaya Farouk Eshak ayaa sheegay in ninkan 25-jirka ah ay kasoo qabyteen magaalada Ampang Putra dhowr saacadood mark uu dilka geysatay ka dib isagoo baxsad ah.

Booliska ayaa baaraya sababta kadanmbeysa dilkan uu nin u dhasahay dalka Ciraaq u geystay gabadhan Soomaalida ah.

Gabadhan la dilay oo 28 jir ah ayaa waxa ay la nooleed qoyska tuhmanaha muddo sagaal sano ah.

Latest stories