HomeWararKuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

Kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug ayaa  qabtay Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga nambarkiisu yahay HOP138 ayaa ka mid ahaa kuraasta maanta lagu doortay Dhuusamareeb ayaa waxaa horay isku diiwaangeliyeen Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Naciimo Xuseen Cali. waxaa ka tanaasulay tartanka Naciimo Xuseen Cali, […]

- Advertisement -

Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug ayaa  qabtay Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kursiga nambarkiisu yahay HOP138 ayaa ka mid ahaa kuraasta maanta lagu doortay Dhuusamareeb ayaa waxaa horay isku diiwaangeliyeen Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Naciimo Xuseen Cali.

- Advertisement -

waxaa ka tanaasulay tartanka Naciimo Xuseen Cali, iaydoo ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame waxaana ogol ugu codeeyey 86 ergada ah oo ah dhamaan ergada ah.

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#138 Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo helay 86 cod.

Sidoo kale Kursiga nambarkiisu yahay HOP007 oo ay isku diiwaangeliyeen Farah Cabdi Diiniiyo  Mohamed Cabdi Cali, Waxaa ka tanaasulay tartanka Mohamed Cabdi Cali, waxaana ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Farah Cabdi Diini waxaana ogol ugu codeeyey 76 ergada ah oo ah dhamaan ergada ah.

- Advertisement -

Kursiga kale ee nambarkiisu yahay HOP040, oo labo musharax isku diiwaangeliyeen, oo kalana ah: Cabdullaahi Adan Kulane iyo  Xasan Cabdi Jaamac, ayaa Waxaa ka tanaasulay tartanka Xassan Cabdi Jaamac, iaydoo ergadu sida kuraastii hore ay hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Cabdullahi Adan Kulane’

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#040 Cabdullaahi Adan Kulane oo helay 101 cod.

 

Latest stories