HomeWararGuddiga doorashada oo soo saaray Jadwalka doorashada kursi ka tirsan Aqalka sare

Guddiga doorashada oo soo saaray Jadwalka doorashada kursi ka tirsan Aqalka sare

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in ay qaban doonaan mid ka mid ah Kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka aqalka sare, kaasi oo uu haray isaga casilay Dhageey Geelle. Guddigu waxaa ay sheegeen in ay qaban doonaan doorashada maalinta arbacadaha ah ee foodda nagu haysa. Kursigaasi la doonayo in haatan la doorto ayaa waxaa iska […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in ay qaban doonaan mid ka mid ah Kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka aqalka sare, kaasi oo uu haray isaga casilay Dhageey Geelle.

Guddigu waxaa ay sheegeen in ay qaban doonaan doorashada maalinta arbacadaha ah ee foodda nagu haysa.

- Advertisement -

Kursigaasi la doonayo in haatan la doorto ayaa waxaa iska casilay dhageey Geelle, waxaana la diiwaan galin doonaa musharixiinta u taagan kursiga, iyadoo kadibna la guda gali doono doortashada Kursiga.

 

Latest stories