HomeWararDowladda Soomaaliya oo la wareegtay deeq kaga timid Imaaraatka

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay deeq kaga timid Imaaraatka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dowladda imraadak carabta ayaa mar kale gar-gaar bani’aadanimo waxaa ay kasoo dejisay Garoonka diyaaardaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa garoonka diyaaradaha kula wareegay deeqda ka timid Imaaraadka, taasi oo qayb ka ah gurmad loo fidinayo dadka Abaaruhu saameeyen eek u dhibaataysan Gobolada dalka. Wasiirka gargaarka Dowladda Soomaaliya khadiija  Maxamed […]

- Advertisement -

Dowladda imraadak carabta ayaa mar kale gar-gaar bani’aadanimo waxaa ay kasoo dejisay Garoonka diyaaardaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa garoonka diyaaradaha kula wareegay deeqda ka timid Imaaraadka, taasi oo qayb ka ah gurmad loo fidinayo dadka Abaaruhu saameeyen eek u dhibaataysan Gobolada dalka.

- Advertisement -

Wasiirka gargaarka Dowladda Soomaaliya khadiija  Maxamed Diiriye ayaa la wareegtay deeqda, waxaana Imaaraadka ay kaga mahadcelisay deeqda ay soo gaarsiiyen,taasi oo ays heegtay in ay qayb ka noqon doonto gurmadka lagu taageerayo dadka ay haystaan xaaladaha bani’aadanimo ee Abaaraha ku ahnti beelay.

“Waxaa goor dhow kula wareegay Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cadde Sahaydii seddexaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Carabta taas oo loogu talagalay dadka ay Abaaraha ku saameeyeen dalka. Dowladda Imaaraatka waxaan uga mahadceliyay doorkooda ku aadan xaaladdaha Bini’aadanimo ee dalka” ayay tiri Wasiirka Gargaarka Dowaladda Soomaaliya oo qoraal soo saartay.

Abaaro xooggan aya ku dhuftay dalka, waxaana meelaha qaar laga soo sheegayaa dad u dhintay Abaarahaasi, iyadoo ay xusid mudan tahay in imaaaraadku ay markii seddexaad gargaar soo gaarsiiyeen Soomaaliya, tan iyo markii xilka uu la wareegay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Latest stories