HomeCaalamkaDowlad sabab la yaab leh ku mamnuucay xuska maalinta jaceylka Adduunka

Dowlad sabab la yaab leh ku mamnuucay xuska maalinta jaceylka Adduunka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dowladda Indonesia ayaa qeyb ka mid ah dalkaasi ka mamnuucday in looga dabaaldego maalinta jaceylka.

Maalinta jaceylka oo 14-ka Febraayo laga xuso qeybo ka mid ah caalamka, ayaa mudooyinkii dambe caan ka noqoneysay dalkaasi ay Muslimiinta ku badan yihiin.

- Advertisement -

Balse qaar ka mid ah culimada Indonesia ayaa sheegay in u dabaaldega maalintan uu yahay mid dhiirigelinaya galmada aan xalaasha ahayn, isla markaana aanan la ogolaan karin.

Booliska magaalada Makassar ayaa xoog ku galay oo xiray dukaamo lagu iibiyo cinjirka galmada. Duqa magaaladaasi ayaa BBC u sheegay in ay ka jawaabayeen cabasho uga timid dadweynaha.

Saraakiisha dowladda ee magaalada Surabaya, oo ah tan labaad ee ugu weyn Indonesia, ayaa ardayda ugu baaqay in aanay u dabaaldegin maalinta jaceylka, ayagoo sheegay in ay khilaafsan tahay dhaqanka dadkaasi. Culimada Islaamka ee Indonesia ayaa ah kuwo awood badan ku leh dalkaasi.

Latest stories