HomeWararDad Shacab ah oo gaajo ugu dhintay degaanno ka tirsan  Koofur Galbeed.

Dad Shacab ah oo gaajo ugu dhintay degaanno ka tirsan  Koofur Galbeed.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Warbixin ay qortay Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa sheegeysa in haweeney iyo labo carruur ah ay gaajo ugu dhinteen gudaha Soomaaiya iyadoo xaalada abaartu ay ka sii dareyso. Dhimasho intaa ka badan ayaa laga baqayaa in dhibaatadu ay intaas kasii badato, maaddaama aysan jirin gargaaar toos ah oo gaaraya dadka shacabka ah ee dhibaataysan, waxaana […]

- Advertisement -

Warbixin ay qortay Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa sheegeysa in haweeney iyo labo carruur ah ay gaajo ugu dhinteen gudaha Soomaaiya iyadoo xaalada abaartu ay ka sii dareyso.

Dhimasho intaa ka badan ayaa laga baqayaa in dhibaatadu ay intaas kasii badato, maaddaama aysan jirin gargaaar toos ah oo gaaraya dadka shacabka ah ee dhibaataysan, waxaana degaanadaasi ay ka mid yihiin  maamul goboleedka Koofur Galbeed.

- Advertisement -

Dadkan ayaa dhintay Axaddii waxayna ku dhinteen degmada Rabdhuurre sida uu Sheegay Guddoomiyaha degmada Maxamed Kheyr Salaad , waxaa uu sido kale sheeagy in ay halkaas jirin biyo iyo cunto ayna nafaqo darro ka taagan tahay.

Gobolkaasi ayey go’doomiyeen Al Shabab siddeedii sano ee la soo dhaafay, iyadoo taasi ay keentay in aanay dadka u suurtogalin in ay soo gaaraan kaalmooyinka bini’aadminimo ee dhinaca dhulka, waa sida Qoraalka lagu sheegaye.

Wadamada geeska Afrika kuyaala ,in ka badan 4.3 milyan oo qof ayaa u baahan gargaar bini’aadantinimo , sababo la xiriira is beddelka cimilada ee Soomaaliya, oo hadda fara ba’an ku hayso mid ka mid ah abaarihii ugu xumaa ee soo mara muddo tobanaan sano ah.

Latest stories