HomeWararAfar kursi oo maanta lagu dooranayo Magaalada Dhuusamareeb

Afar kursi oo maanta lagu dooranayo Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddiga doorashada Galmudug ayaa maanta qabanaya doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo shalay musharixiinta u tartamaysa la guddoonsiiyay  shahaadooyinka Musharaxanimada. Afarta Kursi ee manta la dooranayo ayaa waxaa ku tartami doona Musharxiin kala duwan, kuraasta la dooranayo ay kala yihiin, Hope 138, Hope040, Hope007 iyo Hope053. Kuraasta maanta […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Galmudug ayaa maanta qabanaya doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo shalay musharixiinta u tartamaysa la guddoonsiiyay  shahaadooyinka Musharaxanimada.

Afarta Kursi ee manta la dooranayo ayaa waxaa ku tartami doona Musharxiin kala duwan, kuraasta la dooranayo ay kala yihiin, Hope 138, Hope040, Hope007 iyo Hope053.

- Advertisement -

Kuraasta maanta lagu dooranayo Dhuusamareeb ayaa waxaa la saadaalinayaa xubnaha la filayo in ay kusoo baxaan, iyadoo musharixiinta qaar ay ugu cadcad yihiin in ay kusoo baxaan doorashada afarta kursi ee Dhuusamareen taalla.

Kursiga HOP007 waxaa lasaadaalinayaa in uu kusoo baxo Faarax Cabdi Diini oo ah Taliyihi hore NISA ee Dekadda hadana Guddomiye ku xigenka Howlaha Guud ee Gobolka Banadir.

HOP040 waxaa ugu cadcad Cabdullahi Aadan Kulane oo ka tirsan NISA, waxaana la filayaa in kursiigaasi uu kusoo baxo, HOP138 ayaa la aaminsan yahay in uu kusoo bixi doono Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir.

- Advertisement -

Iyadoo kusriga ugu dambeeya ee  HOP053 loo saadaalinayo Raysal Qorane Abshir.

Latest stories