HomeWararMulaxamiiste ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho

Mulaxamiiste ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Waxaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxanka weyn ee Cabdikarikn Faarax Qaareey oo loo yaqaanay Jiir oo kamid ahaa Hobolada Qaranka Waaberi. Marxuumka Cabdikarikn Faarax Qaareey ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, waxaana xanuunkii halkaas ugu geeriyooday Maanta, isagoo markii hore laga deyrinayey xaaladdiisa […]

- Advertisement -

Waxaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxanka weyn ee Cabdikarikn Faarax Qaareey oo loo yaqaanay Jiir oo kamid ahaa Hobolada Qaranka Waaberi.

Marxuumka Cabdikarikn Faarax Qaareey ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, waxaana xanuunkii halkaas ugu geeriyooday Maanta, isagoo markii hore laga deyrinayey xaaladdiisa Caafimaad.

- Advertisement -

Qaar kamid ah Ehelada Cabdikarikn Qaareey ayaa xaqiijiyay geeridiisa, isla markaana waxaa ka tacsiyeeyay geerida Abwaano, Fanaaniin iyo Mas’uuliyiin kale, iyagoona Alle uga baryay inuu u naxariisto Mulaxanka weyn ee Cabdikarikn Jiir.

Saacadaha soo socda ee Maanta ayaa lagu wadaa in Marxuum Cabdikarikn Faarax Qaareey Aas loogu sameeyo qabuuro ku yaalla Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Cabdikarikn Qaareey ayaa wuxuu ka mid ahaa Raggii iyo gabdhihii lagu aas-aasay kooxdii iftin. Ragga ay kooxdaas wada billaabeen waxaa ka mid ahaa Abwaan Xasan Sheekh Muuumin.

Latest stories