HomeCaalamka40 Dagaalyahano oo weerar ka geystay xuduudka u dhexeeya laba Dal oo...

40 Dagaalyahano oo weerar ka geystay xuduudka u dhexeeya laba Dal oo la dilay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Faransiiska ayaa sheegay in ciidamadooda ay dileen afartan dagaalyahan oo dhawaan weeraro ka geystay xadka u dhaxeeya Benin iyo Burkina Faso. Sakaal qof oo uu ku jiro muwaadin Faransiis ah ayaa dhintay kadib markii baabuurtoodu ay ku dhufteen walxaha qarxa beerta qaranka ee waqooyiga Benin Talaadadii. Milateriga Faransiiska ayaa sheegay in diyaarad aan duuliye lahayn […]

- Advertisement -

Faransiiska ayaa sheegay in ciidamadooda ay dileen afartan dagaalyahan oo dhawaan weeraro ka geystay xadka u dhaxeeya Benin iyo Burkina Faso. Sakaal qof oo uu ku jiro muwaadin Faransiis ah ayaa dhintay kadib markii baabuurtoodu ay ku dhufteen walxaha qarxa beerta qaranka ee waqooyiga Benin Talaadadii.

Milateriga Faransiiska ayaa sheegay in diyaarad aan duuliye lahayn ay ku bartilmaamedsadeen mintidiinta ka dambeysay weerarradii Talaadadii wax yar uun ka dib markii ay u gudbeen Burkina Faso iyagoo wata mootooyin.

- Advertisement -

War qoraal ah ayaa lagu sheegay in duqeyntii ugu horeysay ay ku dhinteen ilaa toban ka mid ah mintidiinta ka dibna diyaarad dagaal la geeyay goobta taas oo dishay 30 kale.  Waxa ay sheegtay in dhammaan howlgalka lagu fuliyay heshiis lala galay maamulka Burkinabe.

In kasta oo aanay suurtogal ahayn in si madax bannaan loo xaqiijiyo waxa dhacay, haddana dadka qaar ayaa warkan u arki doona calaamad muujinaysa in Faransiisku weli aad loogu baahan yahay marka laga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Islaamiyiinta gobolka.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa la filayaa in uu dhawaan ku dhawaaqo taariikhda kumanaanka askari ee Faransiiska laga saarayo dalka Mali kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo taliyayaasha militariga ee halkaasi ku sugan.

Latest stories