HomeCaalamkaRuushka oo Mareykanka ku eedeeyay inuu buunbuuninaayo xiisadda ka taagan Ukraine

Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyay inuu buunbuuninaayo xiisadda ka taagan Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov, ayaa ku eedeeyay Mareykanka in uu wado olole dacaayad ah oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee dhanka ah Ukraine. Waxa uu arrin sheegay mar uu telefoonka kula hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken. Mr Lavrov ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanka iyo Midowga Yurub labaduba ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov, ayaa ku eedeeyay Mareykanka in uu wado olole dacaayad ah oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee dhanka ah Ukraine. Waxa uu arrin sheegay mar uu telefoonka kula hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken.

Mr Lavrov ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanka iyo Midowga Yurub labaduba ay iska indhatireen dalabaadka amniga ee Ruushka.

- Advertisement -

Ukraine lafteeda Ruushku wuxuu xaqiijiyay inuu dhimayo tirada dublamaasiyiinta safaaradda uu ku leeyahay Kyiv.

Xukuumadda Moscow ayaa marar badan beenisay inay duulaan ku tahay Ukraine, inkastoo ay ciidan ka badan 100,000 oo askari ay ku daabushay meel u dhaw xuduudda labada dal.

Dalal badan ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inay ka baxaan Ukraine, waxaana kamid ah UK, Canada, Netherlands, Latvia, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed.

- Advertisement -

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden iyo Emmanuel Macron-ka Faransiiska ayaa si gooni gooni ah taleefoon kula hadli doona madaxweyne Vladimir Putin gelinka dambe ee sabtida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts